University Faculties Expo

BANDHIGGA WAXBARASHADA KULLIYADAHA JAAMACADDA ( University Faculties Expo ) 2026 Jaamacadda Dawliga ah ee Tima ade University Hargeisa Campus waxay qabanaysaa Bandhigga Waxbarashada Kulliyadaha Jaamacadda. Bandhigga waxaa lagu soo bandhigi doonaa: ✅ Kulliyadaha iyo barnaamijyada waxbarasho ee jaamacaddu bixiso ✅ Hagitaan dhammaystiran oo ku saabsan doorashada takhasuska kugu habboon ✅ Fursado deeq waxbarasho oo Full Scholarship iyo Half Scholarship ah 📅 Jimcaha, 11-ka Sebtembar 2026 ⏰ 4:00 galabnimo 📍 Hoolka Haleelo Tower Si aad uga qaybqaadato bandhigga, nagala soo xidhiidh lambarrada Jaamacadda Tima-Ade: 📞 588079 📞 063 8881495 Ha moogaan fursaddan muhiimka u ah mustaqbalkaaga waxbarasho!

0
Days
0
Hours
0
Minutes
0
Seconds

Event Details

  • 04:00 PM
  • 11 September, 2026
  • Hoolka Haleelo Tower