
Maalinta Xafladda Soo Dhaweynta Ardeyda Cusub
Ardaydu waxay ka helayaan fursado ay ka mid tahay in si bilaash ah isku diiwaangaliyaan, baadhista dhiiga iyo adeegyo kale oo ay goobta ugu tagayaan, fadlan ka faaidayso.
Arbaca , 23 September 2026
Tima-ade University Hall ✅️
Gabiley, Somaliland