Xaflada Soo dhaweynta Ardayda Freshman
BANDHIGGA WAXBARASHADA KULLIYADAHA JAAMACADDA ( University Faculties Expo ) 2026
Jaamacadda Dawliga ah ee Tima ade University Hargeisa Campus waxay qabanaysaa Bandhigga Waxbarashada Kulliyadaha Jaamacadda.
Bandhigga waxaa lagu soo bandhigi doonaa:
✅ Kulliyadaha iyo barnaamijyada waxbarasho ee jaamacaddu bixiso
✅ Hagitaan dhammaystiran oo ku saabsan doorashada takhasuska kugu habboon
✅ Fursado deeq waxbarasho oo Full Scholarship iyo Half Scholarship ah
📅 Jimcaha, 25-ka Sebtembar 2026
⏰ 4:00 galabnimo
📍 Hoolka Haleelo Tower
Si aad uga qaybqaadato bandhigga, nagala soo xidhiidh lambarrada Jaamacadda Tima-Ade:
📞 588079
📞 063 8881495
Event Details
-
04:00 PM
-
25 September, 2026
-
Haleelo Hall - Hargeysa