Madasha Indheergaradka siyaasiyiinta Somaliland oo kulan wada tashi dhexmaray Maamulka Jaamacda Timacade, kulaankaasi oo ay goobjoog ka ahayeen dhamaan masuuliyiinta jaamacada ee qeybaha kala duwan, waxa lagu lafa guray hanaanka jaamacadu uga qeyb qaadan karto madasha aragtida toosan ee hogaaminta bulshada iyo sidii layskaga kaashan laha indheergaradnimada dhinaca siyaasada.